Dib u dhac ku yimid howlgalkii ku wajahnaa Ceelbuur iyo khilaaf soo shaac baxay

Howlgal la qorsheynayey in Al-Shabaab looga saaro degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo wajahay dib u dhac ka dib khilaaf ka dhashay qaabka loo weerarayo degaanka Ceel-lahelay oo dhaca inta u dhaxeysa Dhuusamareeb iyo Ceelbuur sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay Khiaafkan ayaa sababay in caawa ay magaalada Dhuusamareeb dib ugu … Continue reading Dib u dhac ku yimid howlgalkii ku wajahnaa Ceelbuur iyo khilaaf soo shaac baxay